Mandem rap
• Written by user709489937
Waa wiil Somali ah, cam & mic wato,
Fans-ka ku xiran sidii uu yahay maestro.
Voice-ku macaan, joke-na u badan,
"Bro this guy, wuu qosliyaa dad badan!"
Xitaa marka uu serious yahay, waa chill,
Comment-kiisa wuxuu leeyahay real skill.
Mandem maahan influencer caadi ah,
Waa content king, la moodo wax dhaxal ah!